Macalin ardaydiisa tusay kartoon aflagaado ku ah Nebiga NNKH oo shaqada laga joojiyey

Waxaa shaqada laga joojiyey Macallin ardayda tusay kartoon lagu aflagaadeynayo Nebi Muxamed NNKH kaasoo dhaliyay dibadbaxyo ka dhacay banaanka iskuulka Batley Grammar oo ku yaalla gobolka West Yorkshire ee dalka Britain. Sawirka ayaa loo adeegsaday cashar ka socday iskuulka, iyadoo Muuqaallo la soo geliyay internetka ay muujinayaan tiro dad ah oo taagan banaanka iskuulka iyadoo … Continue reading Macalin ardaydiisa tusay kartoon aflagaado ku ah Nebiga NNKH oo shaqada laga joojiyey